HomeCaalamkaSaldhig ay leeyihiin Mareykanka oo mar kale la Duqeeyey

Saldhig ay leeyihiin Mareykanka oo mar kale la Duqeeyey

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Gantaalka Katayuushka ayaa la sheegay in lala beegsaday Saldhig ay Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Mosul ee Waqooyiga dalka Iraq, waana duqeyntii 2-aad eel ala beegsado wax ka yar 24-saacadood. Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ee ku sugan dalalka Iraq iyo Syria waxay xaqiijiyeen in saqdii dhexe ee xalay uu Gantaal kusoo dhacay Saldhig Tababar oo ku yaalla […]

- Advertisement -

Gantaalka Katayuushka ayaa la sheegay in lala beegsaday Saldhig ay Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Mosul ee Waqooyiga dalka Iraq, waana duqeyntii 2-aad eel ala beegsado wax ka yar 24-saacadood.

Isbahaysiga Milliteriga Maraykanka ee ku sugan dalalka Iraq iyo Syria waxay xaqiijiyeen in saqdii dhexe ee xalay uu Gantaal kusoo dhacay Saldhig Tababar oo ku yaalla magaalladda Mosul ee dalka Iraq, balse ma aysan sheegin haddii wax Ciiddan ah lagu dilay weerarkaasi.

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Hawlgalka Maraykanka ee dalka Iraq waxa uu tilmaamay in duqeymo kale oo aan toos ahayn bishan 17-dii ku habsadeen meel ku dhow Saldhig kale oo ay Maraykanka ku leeyihiin magaalladda Taaji ee dalka Iraq.

Duqeymahan ayaa yimid, kadib, markii ay Milliteriga Iraq sheegeen hal maalin ka hor inay 3 Hoobiye ku haysadeen Saldhiga Milliteriga ee Taaji oo ku taalla Waqooyiga Baqdaad.

Dhinaca kale, Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump waxa uu Dowladda Iiraan ku tilmaamay Argagixiso, iyadoo ay sii kordhayso xiisadda u dhexeysa labada dal.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories