HomeWararSarkaal ka tirsan Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo...

Sarkaal ka tirsan Ciidanka Uganda ee qeybta ka ah Hawlgalka AMISOM oo isku dilay Somalia

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wargeyska The Observer ee ka soo baxa magaalladda Kampala waxa uu goor dhow qoray in Kabtan ka tirsan Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF is-dilay, kadib, markii uu toogtay saaxiibkiisa. Sarkaalkaasi oo aan weli magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inuu isku dilay qorigii uu watay, kadib, markii uu saaxiibkiisa u toogtay sababo aan la caddaynin. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Observer ee ka soo baxa magaalladda Kampala waxa uu goor dhow qoray in Kabtan ka tirsan Ciiddanka Difaaca Uganda ee UPDF is-dilay, kadib, markii uu toogtay saaxiibkiisa.

Sarkaalkaasi oo aan weli magaciisa la shaacinin ayaa la sheegay inuu isku dilay qorigii uu watay, kadib, markii uu saaxiibkiisa u toogtay sababo aan la caddaynin.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Uganda, Richard Karemire waxa uu xaqiijiyey dhacdadaasi, balse waa uu ka gaabsaday faahfaahin dheeraad ah.

Dilkan ayaa yimid hal bil kadib, markii dhowr Askari oo Ugandhese ah ay isku dileen Xarunta Xalane bishii la soo dhafaay ee May 13-dii.

Faahfaahinta dhacdadaasi weli daaha lagama qaadin.

- Advertisement -

Dhacdooyinka Is-dilka ee ay Ciiddanka Uganda isku dilaan ama ay ku dilaan dadka rayidkaa ayaa waxay caadi ka noqotay gudaha Milliteriga dalkaasi.

Bishii December ee sannadkii hore, Maxkamadda Milliteriga ee Uganda waxay xabsi 80-sanno ah ku xukuntay dable Newton Oketto, kaasi oo toogasho ku dilay Haweeney Xaamilo ah, Saygeedii iyo wiilkooda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts