HomeWararMaamul Goboleedkii ugu horeeyay oo ka tacsiyeeyay Geerida Abwaan Sangub

Maamul Goboleedkii ugu horeeyay oo ka tacsiyeeyay Geerida Abwaan Sangub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Sangub ) oo Maanta ku dhintay Isbitaal ku yaalla magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya. Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa Tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, eheladii, asxaabtii, qaraabadii iyo qoskii uu ka baxay Abwaan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Abwaankii Soomaaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Sangub ) oo Maanta ku dhintay Isbitaal ku yaalla magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Madaxweyne Saciid Deni ayaa waxaa Tacsi u diray shacabka Soomaaliyeed, eheladii, asxaabtii, qaraabadii iyo qoskii uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Sangub ), waxaana uu Alle ‘SWC’ uga baryey Marxuum ka inuu dembigiisa dhaafo, kuna Abaalmariyo Janatul Fardawsa.

- Advertisement -

War qoraal ah oo ka soo baxay Xafiiska Madxweynaha Puntland ayaa u qornaa sidan.

Dowlad Goboleedka Puntland waxay ka Tacsiyeynaysaa Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Sangub ) oo kamid ahaa dadkii kaalinta weyn kasoo qaatay kobcinta suugaanta Soomaaliyeed, kana mid ahaa Abwaanada ugu horeeya hal-abuurka suugaanta wadan jacaylka iyo qaran toosinta ku dhisan, Alle ha u naxariistee Abwaanku wuxuu ku geeriyoodey magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo ku hadlaya Magaca Goleyaasha Dowladda Puntland ayaa uga tacsiyeey shacabka Soomaaliyeed, eheladii, asxaabtii, qaraabadii iyo qoskii uu ka baxay Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise ( Sangub ), waxaana uu Alle ‘SWC’ uga baryey Marxuum ka inuu dembigiisa dhaafo, kuna Abaalmariyo Janatul Fardawsa, Samir iyo iimaanna Alle kasiiyo dhammaan ummaad Soomaaliyeed.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts