HomeWararKulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Dib u bilaabanaya

Kulamada Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta Dib u bilaabanaya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Waxaa Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-Bisha Jun lagu wadaa inuu si rasmi ah u bilowdo kulamadii ay yeelan jireen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay ku maqnaa fasaxii tobanka dambe ee Bishii Ramadaan iyo Ciidul fitriga. Kulanka Maanta ay yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maanta oo sabti ah taariikhduna ay ku beegan tahay 15-Bisha Jun lagu wadaa inuu si rasmi ah u bilowdo kulamadii ay yeelan jireen Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya,kuwaasi oo maalmihii la soo dhaafay ku maqnaa fasaxii tobanka dambe ee Bishii Ramadaan iyo Ciidul fitriga.

Kulanka Maanta ay yeelanayaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa waxaa ka dhacayaa Xaruntooda Golaha Shacabka ay ku leeyihiin Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu yahay ah akhrinta 1-aad wax ka bedelka sharciga Iibka Qaranka,waxaana Xildhibaanada xalay loo diray fariimo ku aadan in uu jiro kulan,isla markaana laga doonayo inay ka soo qeyb galaan.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa hor yaalla Sharciyo badan,kuwaasi oo ay meel marin doonaan,waxaana tobobaadkiiba ay kulmaan saddex maalin oo kala ah Sabti,Isniin iyo Arbaco, marka laga reebo kulamada deg deg ah ee la isugu yeero.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts