HomeCaalamkaQarax ka dhacay Yemen iyo Khasaaro ka dhashay

Qarax ka dhacay Yemen iyo Khasaaro ka dhashay

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Ugu yaraan 3 Askari ayaa ku geeriyootay, 4 kalena wey ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta lala beegsadaygaari ay la socdeen Ciiddan ka tirsan kuwa Dowladda dlkaasi. Sarkaal ka tirsan Milliteriga dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ayaa sheegay inuu Ciiddanku qarax aad u xooggan  ku qabsaday Degmadda Mahfed ee Gobalka Abyan ee Koonfurta […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 3 Askari ayaa ku geeriyootay, 4 kalena wey ku dhaawacmeen qarax miino oo maanta lala beegsadaygaari ay la socdeen Ciiddan ka tirsan kuwa Dowladda dlkaasi.

Sarkaal ka tirsan Milliteriga dalkaasi oo la hadlay Wakaalladda Wararka Shiinaha ayaa sheegay inuu Ciiddanku qarax aad u xooggan  ku qabsaday Degmadda Mahfed ee Gobalka Abyan ee Koonfurta dalkaasi.

- Advertisement -

Ciiddamo xoojin ah oo watay Gawaarida Gaashaman oo gurmad ahaan uga soo baxay magaalladda Zinjibaar ayaa loo diray goobta uu qaraxu ka dhacay.

Ma kala cadda kooxdii ka dambeysay qaraxaasi, inkastoo ay Maleeshiyadda Alqaacida Yemen ee AQAP lagu eedeeyo inay qaraxyo ka geystaan qeybo ka mid ah Koonfurta Yemen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories