HomeWararMaxkamad ku taalla UK oo xukun ku riday Nin Somali oo dhawaac...

Maxkamad ku taalla UK oo xukun ku riday Nin Somali oo dhawaac geystay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Degmadda Grangetown  ee  Koonfurta Caasimadda Gobalka Wales ee  Cardiff  ee dalkaasi waxay Xabsi 19 sanno ah ku riday Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu dhawaac u geystay Gabar ay saaxiibo ahaayeen. Axmed Cali oo 34-jir ayaa lagu helay inuu saaxiibtiisa oo lagu magacaabo Oliviya Spinks uu Luqunta iyo Madaxa kaga dhaawacay Kashawiito bishii […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Degmadda Grangetown  ee  Koonfurta Caasimadda Gobalka Wales ee  Cardiff  ee dalkaasi waxay Xabsi 19 sanno ah ku riday Nin Soomaali ah oo lagu helay inuu dhawaac u geystay Gabar ay saaxiibo ahaayeen.

Axmed Cali oo 34-jir ayaa lagu helay inuu saaxiibtiisa oo lagu magacaabo Oliviya Spinks uu Luqunta iyo Madaxa kaga dhaawacay Kashawiito bishii Feberaayo 24-dii ee sannadkan.

- Advertisement -

Maxkamadda waxaa loo soo gudbiyey Muuqaalo CCTV oo muujinaya iyadoo uu Eedeysanuhu dharaar cad ku eryanaya saaxiibtiisa bartamaha Degmadda Grangetown.

Eedeysanaha iyo Saaxiibtiisa waxaa la sheegay inay xiriir lahaayeen muddo 4-sanno ah, isla markaana ay si wadajir ah u noolaayeen.

Maxkamadu waxay kaloo dhegeysatay inuu Eedeysanaha masiir dartiisa uu falkaasi u geystay, kadib, markii uu arkay saaxiibtiisa oo nin kale la joogta.

- Advertisement -

Eedeysnaha ayaa la sheegay inuu isku dayey inuu soo iibsado labo Mindiyaha Jikadaha oo cabirkoodu dhana yahay 12 inch, balse loo diiday in laga iibiyo mindiyahaasi, maadaama uusanwadanin wax Waraaqo Aqoonsi ah (ID Cards).

Eedeysane Axmed Cali oo la sheegay inuu deggan yahay Degmadda Butetown ee magaalladda Cardiff waxaa lagu soo oogay Isku-day Dil, waxaana lagu xukumay Xabsi 19-sanno ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts