HomeWararDarawal Gaari BL ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Darawal Gaari BL ah oo lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya uu gudaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir uu ku dilay Darawal waday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Hoomey. Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyksa Seyniyaano Degmada Hodan,isla markaana waxaa loo geystay Nin Darawalka ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

War Goordhow soo gaaray Idaacada Dalsan ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa uu sheegayaa in askari ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliya uu gudaha Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir uu ku dilay Darawal waday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Hoomey.

Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Isgoyksa Seyniyaano Degmada Hodan,isla markaana waxaa loo geystay Nin Darawalka ka ahaa gaariga Hoomey-da xili uu halkaasi ku sugnaa.

- Advertisement -

Warar kala duwan ayaa ka soo baxay sida uu falkan u dhacay,waxaana la sheegay dilka uu yimid kadib markii muran uu soo kala dhexgalay Askariga iyo Darawalka,hayeeshee markii la dambe la toogtay Darawalka.

Ciidamo ka tirsan kuwa Boolisa iyo dad shacab ah ayaa goobta tegay,isla markaana waxaa halkaasi ka qaadeen Meydka Marxuumka la dilay.

Sidoo kale askarigii ka dambeeyay falkaas ayaa la tilmaamay in goobta si deg deg ah uga baxsaday.

- Advertisement -

Askarta Ciidanka dowladda Booliska Soomaaliya ayaa mararka qaarkood waxaa ay gudaha Magaalada Muqdisho dilal kala duwan u geystaan Darawalada Mooto Bajaajta iyo kuwa ka shaqeysta gaadiidka ay raacaan dadweynaha ee BL-ka.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts