HomeWararAkhriso:-Madaxweyne Waare oo Guddoomiye Cusub u magacaabay Degmada Warsheekh

Akhriso:-Madaxweyne Waare oo Guddoomiye Cusub u magacaabay Degmada Warsheekh

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,iyadoo mid Cusub loo magacaabay. Col.Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cumar Maxamed Cumar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,iyadoo mid Cusub loo magacaabay.

Col.Axmed Xuseen Axmed (Shiidka) ayaa loo magacaabay in uu noqdo Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Warsheekh ee Gobolka Shabeellaha Dhexe,kaasi oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee degmadaas Cumar Maxamed Cumar oo ku magac dheeraa (Ahlukheer).

- Advertisement -

Sidoo kale Col. Shiidka ayaa mar soo noqday Guddoomiyaha Warsheekh,isla markaana waxaa lagu bedelay Ahlukheer uu xilka qaadista ku sameeyay Madaxweyne Waare.

Dhinaca kale Wareegtadan ayaa noqon doonto mid ku meelgaar ah oo aan wax saameyn ah ku yeelan doonin Dhismaha Golaha deegaanka ee dhismihiisu haatan uu ka socdo Warsheekh,isla markaana waxaa la faray Guddoomiyaha Cusub in uu aad u dardar geliyo dhameystirka howlaha Golaha deegaanka.

 

- Advertisement -

Hoos ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Waare.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts