HomeWararAkhriso:-Maamulka Puntland oo Cafis u fidiyay in ka badan 100 Maxaabiis ah

Akhriso:-Maamulka Puntland oo Cafis u fidiyay in ka badan 100 Maxaabiis ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa Cafis loogu fidiyey maxaabiis dhowr ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla Puntland. Axmed Karaash ayaa munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed cafis ugu fidiyay 121 Maxaabiis ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla deegaanada dowlad Goboleedka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa waxaa Cafis loogu fidiyey maxaabiis dhowr ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla Puntland.

Axmed Karaash ayaa munaasabadda Bisha Ramadaan iyo Ciidul-fitriga awgeed cafis ugu fidiyay 121 Maxaabiis ah oo ku xirnaa xabsiyada ku yaalla deegaanada dowlad Goboleedka Puntland.

- Advertisement -

Sidoo kale Wareegtada ayaa waxaa lagu xusay in xeerkan uu dhaqan galayo markii uu saxiixo Madaxweyne kuxigeenka Puntland ,isla markaana waxaa uu saxiixay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Axmed Karaash.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts