HomeWararTaliska Booliiska oo sheegay in dad loo qabtay dilal ka dhacay Muqdisho

Taliska Booliiska oo sheegay in dad loo qabtay dilal ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliiska  Gen: Sakiya oo shir jiraa’iid ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay howlgalada ka socda magaalada waxaana ay tilmaantay in sidii loogu talagalay ay u socdaay har iyo habeena ciidamadu ay u diyaarsanyihiin sugidda amniga. Waxa ay soo hadal qaaday dilal ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir inta lagu guda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliye ku-xigeenka ciidanka booliiska  Gen: Sakiya oo shir jiraa’iid ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay howlgalada ka socda magaalada waxaana ay tilmaantay in sidii loogu talagalay ay u socdaay har iyo habeena ciidamadu ay u diyaarsanyihiin sugidda amniga.

Waxa ay soo hadal qaaday dilal ka dhacay degmooyin ka tirsan gobolka Banaadir inta lagu guda jiro bisha barakaysan ee Ramadan,iyada oo sheegtay in dad badan loo soo qabtay dilal ka dhacay xaafado ka tirsan gobolka Banaadir iyo kuwa kale oo u burcad ah xiliyada habeenkiina dhac ka geysan jirtay magaalada.

- Advertisement -

Inta lagu gudajiray bisha barakaysan ee ramadaan waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay dilal qorshaysan oo loo geystay saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda iyo qaraxyo ay ku wax yeeloobeen dad shacab ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts