HomeCaalamkaDhul-gariir Ruxay Caasimadda Japan

Dhul-gariir Ruxay Caasimadda Japan

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Telefishinka Dowladda Japan ee NHK ayaa sheegay inuu dhul-gariir awood dhexe lahaa uu maanta ka dhacay Bariga dalkaasi, iyadoo ay ruxmeen Dhismooyin ku yaalla magaalladda Tokiyo. Dhul-gariirkaasi  ayaa la sheegay inuu dhacay 20 daqiiqo ka hor,  inta aysan  Diyaaradii uu la socday Madaxweyne Trump soo caga-dhiganin Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Tokiyo. Ubucda dhul-gariirka ayaa la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Japan ee NHK ayaa sheegay inuu dhul-gariir awood dhexe lahaa uu maanta ka dhacay Bariga dalkaasi, iyadoo ay ruxmeen Dhismooyin ku yaalla magaalladda Tokiyo.

Dhul-gariirkaasi  ayaa la sheegay inuu dhacay 20 daqiiqo ka hor,  inta aysan  Diyaaradii uu la socday Madaxweyne Trump soo caga-dhiganin Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Tokiyo.

- Advertisement -

Ubucda dhul-gariirka ayaa la sheegay inuu ka dhacay Koonfurta Jiiba oo 60-KM dhanka K/bari kaga toosan magaalladda Tokiyo, iyadoo la filayo inay Madaxweyne Trump iyo Ra’isul-wasaraaha Japan, Shinzo Abe berrito ku ciyaaraan ciyaarta Xeegada ama Golofka.

Madaxweyne Trump iyo Xaaskiisa, Melania waxaa la filayaa inay booqasho 4 maalmood ah ku joogi doonaan dalka Japan, wuxuuna Trump la kulmi doona Boqorka Japan iyo Ra’isul-wasaare Shinzo Abe.

Kumanaan Askar ayaa la dhigay Waddooyinka magaalladda Tokyo, waxaana la adkeeyey Ammaanka Guud ee dalkaasi.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts