HomeCaalamkaMadaxweyne cusub oo loo dhaariyey Koonfur Afrika

Madaxweyne cusub oo loo dhaariyey Koonfur Afrika

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

In ka badan 35,000 oo qof oo ay ku jireen Madaxweeynayaal ayaa maanta ka qeyb galay Xafladda lagu caleemo-saaray Madaxweynaha dalkaasi, Cyril Ramaphosa oo lagu qabtay Garoon ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Pretoria.

Madaxweynaha cusub waxa uu sheegay inuu Waa’ cusub u baryey dadka Reer Koonfur Afrika, isla markaana loo baahan yahay in si wadajir ah looga wada shaqeeyo Kobcinta Dhaqaalaha iyo La-dagaalanka Faqriga iyo Musuqa.

- Advertisement -

Madaxweyne Ramafoosa oo 66-jir ah waxa uu door muhiim ah ka soo qaatay Halgankii lagu soo af-jaray Nidaamkii Midab-takoorka ee ka jiray dalka Koonfur Afrika.

Madaxweyne Ramafoosa waxa u unoqday Madaxweynihii 6-aad ee dalkaasi ee si Dimuqraadi ah lagu soo doortay, wuxuuna xilka kala wareegay Madaxweynihii hore, Jakob Zuma oo is-casilay bishii Febereeyo ee sannadkan, kadib, fadeexad dhanka musuqa.

 

- Advertisement -

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories