HomeWararSawirro:-Nin isku qarxin lahaa Munaasabad ka socotay Guriceel oo gacanta lagu dhigay

Sawirro:-Nin isku qarxin lahaa Munaasabad ka socotay Guriceel oo gacanta lagu dhigay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka aan ka heleyno Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta lagu qabtay Nin isku qarxin lahaa Munaasabad ka socotay Magaaladaas. Guriceel ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad loogu baroor diiqayay Askar Ahlusunna Waljameeca uga geeriyootay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Galgaduud ay kula gashay dagaalamayaasha Al-shabaab. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Maanta lagu qabtay Nin isku qarxin lahaa Munaasabad ka socotay Magaaladaas.

Guriceel ayaa waxaa lagu qabtay Munaasabad loogu baroor diiqayay Askar Ahlusunna Waljameeca uga geeriyootay dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Galgaduud ay kula gashay dagaalamayaasha Al-shabaab.

- Advertisement -

Sidoo kale halka ay ka socotay Munaasabadda ayaa waxaa ku sugnaa Madaxda Xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir,Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Ahlusunna Waljameeca iyo Saraakiil Ciidan oo qeyb ka ah maamulka Galmudug.

Ninkaas ayaa waxaa la arkay isaga oo xiray Jaakad,isla markaana gacanta ku watay waxyaabaha qaraxa,sida ay xaqiijiyeen Saraakiil ka tirsan maamulka Galmudug,iyagoona markii dambe ka hortegay oo si deg deg ah uga furay qaraxa ku xirnaa.

Wararka ayaa intaasi waxaa ay ku daraayn in Ninkii oo isku qarxin lahaa Guriceel Ciidanka Booliska Galmudug ay ku xireen Saldhiga degmadaas.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts