HomeCaalamkaDEG DEG:-Theresa May oo la filayo inay is-Casisho

DEG DEG:-Theresa May oo la filayo inay is-Casisho

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Wargeyska The Times ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu maanta qoray inay Ra’isul-wasaarada BritainTheresa May berrito ku dhawaaqi doonto inay ka tegi doonto Xafiiska, kadib, markii laga hor yimid qorshaheeda Ka-bixitaanka Ururka EU-da. Wargeyska waxa uu qoray inay Theresa May go’aankeeda Is-casilaadda ku dhawaaqi doonto, kadib, marka ay la kulanto Graham Brady oo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wargeyska The Times ee ka soo baxa magaalladda London waxa uu maanta qoray inay Ra’isul-wasaarada BritainTheresa May berrito ku dhawaaqi doonto inay ka tegi doonto Xafiiska, kadib, markii laga hor yimid qorshaheeda Ka-bixitaanka Ururka EU-da.

Wargeyska waxa uu qoray inay Theresa May go’aankeeda Is-casilaadda ku dhawaaqi doonto, kadib, marka ay la kulanto Graham Brady oo ah Madaxa Guddiga 1922-ka ee Kooxda Xisbiga Muxaafidka ee ka tirsan Aqalka Odayaasha Britain.

- Advertisement -

Theresa May oo 63-jir ah, waxaa la filayaa inay berrito ku dhawaaqdo inay ka tegtay Xafiiskeeda Nambar 10, kadib, markii ay Wasiiradda Xukuumadeeda kacdoon ku sameeyeen Qorshaheeda Ka-bixitaanka UK ee Midowga Europe.

Dhinaca kale, Andrea leadsom oo ah Hoggaamiyaha Aqalka ee UK, waxay iska casishay Xilkaasi, sababo la xiriira Heshiis la’aanta Theresa May, iyadoo ay Mucaaradkana ku baaqeen Doorasho Guud ee Degdeg ah.

Qaar ka mid ah Xildhibanadda xitaa waxay ku booriyeen Theresa May inay iska casisho xilka Ra’isul-wasaarenimadda  oo ay haysay tan iyo bishii July 13-dii ee sannadkii 2016-dii.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts