HomeCaalamkaIraq oo dhexdhexaadin doonta Iiraan iyo Mareykanka

Iraq oo dhexdhexaadin doonta Iiraan iyo Mareykanka

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Dowladda Iraq waxay sheegtay inay Wafuud u kala diri doonto dalalka Maraykanka iyo Iiraan, si lo qaboojiyo xiisadda colaaadeed ee ka dhex aloosan. Ra’isul-wasaaraha Iraq, Caadil Cabdul Mahdi ayaa sheegay inay waajib ku tahay Dhexdhexaadinta labadaasi dal, si looga hor tago Dagaal iyo in heshiis laga gaaro arrimaha la isku hayo. Waxa uu tilmaamay inay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Iraq waxay sheegtay inay Wafuud u kala diri doonto dalalka Maraykanka iyo Iiraan, si lo qaboojiyo xiisadda colaaadeed ee ka dhex aloosan.

Ra’isul-wasaaraha Iraq, Caadil Cabdul Mahdi ayaa sheegay inay waajib ku tahay Dhexdhexaadinta labadaasi dal, si looga hor tago Dagaal iyo in heshiis laga gaaro arrimaha la isku hayo.

- Advertisement -

Waxa uu tilmaamay inay maalmaha soo socda Wafuud u kala diraan caasimadaha labadaasi dal, dadaal lagu doonayo in lagu xaliyo xiisadda, wuxuuna hoosta ka xariiqay inaysan Maraykanka iyo Iiraan doonaynin dagaal, waa sida uu hadalka u dhigay.

Ra’isul-wasaaraha Iraq waxa kale oo uu tilmaamay inuu dalkiisa door Dhexdhexaadin ka geli doonaan arrintaasi, wuxuuna dhanka kale sheegay inay jiraan dalal doonaya inay sii huriyaan Xiisadda u dhexeysa Maraykanka iyo Iiraan, balse ma uusan carabaabin dalalka u ololeynaya dagaalkaasi.

Baaqiisa waxa uu ku soo beegmay 2 isbuuc kadib, markii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Mayk Bombeeyo booqasho aan la sii shaacinin ku tegay Iraq, isagoo madaxda dalkaasi kala hadlay Xiisadda kacsan ee Maraykanka iyo Iiraan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts