HomeWararAkhriso:-Maamulka Puntland oo Awaamiir cusub soo saaray

Akhriso:-Maamulka Puntland oo Awaamiir cusub soo saaray

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa waxaa lagu sheegay in shirar uusan ogeyn maamulka Gobolka aan lagu qaban kari Hotelada iyo Xarumaha Jaamacadaha ee ku yaalla halkaasi. Wareegtadan oo ku taariikheysneed 6 May oo ku beegneed maalintii shalay aheyd ayaa lagu xusay in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Nugaal ee dowlad Goboleedka Puntland Cali Salaad Diiriye Faarax ayaa waxaa lagu sheegay in shirar uusan ogeyn maamulka Gobolka aan lagu qaban kari Hotelada iyo Xarumaha Jaamacadaha ee ku yaalla halkaasi.

Wareegtadan oo ku taariikheysneed 6 May oo ku beegneed maalintii shalay aheyd ayaa lagu xusay in shirar hadii la doonayo in qabto lagu soo wargeliyo maamulka,isla markaana aan amar la’aan la qaban karin.

- Advertisement -

Sidoo kale Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Nugaal ayaa waxaa la faray in ciddii u hoggaansami weydo awaamiirtaas ay ka qaadaan tallaabo sharci ah.

Hoos ka Akhriso Wareegtada uu soo saaray Cali Salaad Diiriye Faarax.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts