HomeWararSawirro:-Sheekh Shariif oo la kulmay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare

Sawirro:-Sheekh Shariif oo la kulmay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed  ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sh Axmed  ayaa xalay Magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu kulamo gooni gooni ah kula qaatay Guddoomiyeyaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.

Sheekh Shariif ayaa kulamada uu la qaatay Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa ku wehlinaayay Xildhibaanada labada Golle ee Baalamaanka ee ku  jira xisbiga Himilo Qaran,waxaana looga hadlay arrimo kala duwan.

- Advertisement -

“Waxaan si guud uga wada hadalnay xaaladda guud ee dalka, innaga oo si gaar ah diiradda u saarnay taageerista xisbiyada iyo dhismahooda, nuuca doorasho ee dalka ka dhacaysa 2020/2021 iyo khilaafka u dhaxeeya dowladda dhexe iyo maamulada dalka”ayuu yiri Sheekh Shariif oo la kulmay Guddoomiye Mursal.

Dhinaca kale kulankii uu la qaatay Guddoomiyaha Aqalka sare ee dalka Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay  xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka,isla markaana waxaa kulanka si gaar ah diirada lagu saaray  Khilaafka labada Golle iyo sida xal looga gaari karo, dhamaystirka dastuurka KMG ee dalka.

Sdioo kale  labada Mas’uul ayaa ka wada hadlay  arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 dalka ka dhacaya iyo sidii ay u noqon lahaayeen kuwa xor ah oo xalaal ah, dhismaha xisbiyada iyo dhiiragalintooda iyo ugu dambeyntii xalinta khilaafka ka dhex taagan dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada dalka.

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa tan iyo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa kulamo gooni gooni ah la qaadanayay Mas’uuliyiin kala duwan oo dalka  ku sugan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts