HomeWararCiidamada Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Cusub

Ciidamada Jubbaland oo Al-shabaab kala wareegay deegaano Cusub

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay la wareegeen deegaano hoostaga degmadaas. Ciidamada Jubbaland gaar ah kuwa howlgala Afmadow ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaan oo ay in muddo ah ku sugnaayeen,kaasi oo lagu magacaabo Xagar,waxaana halkaasi Al-shabaab iyo Ciidamada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Jubbaland ay la wareegeen deegaano hoostaga degmadaas.

Ciidamada Jubbaland gaar ah kuwa howlgala Afmadow ayaa Al-shabaab kala wareegay deegaan oo ay in muddo ah ku sugnaayeen,kaasi oo lagu magacaabo Xagar,waxaana halkaasi Al-shabaab iyo Ciidamada ku dhexmaray dagaal kooban.

- Advertisement -

Khasaaro kala duwan ayaa lagu soo waramayaa in uu ka dhashay dagaalkii ka dhacay Xagar,isla markaana soo kala gaaray labada dhinac,inkastoo aan si dhab ah loo xaqiijin karin inta uu la yahay egyahay.

Wararkii ugu dambeeyay ee naga soo gaaraya degmada Afmadow ee Gobolka Jubbada Hoose gaar ahaan deegaankii Al-shabaab lagala wareegay ayaa sheegaya in xaalada haatan ay tahay mid degan,inkastoo Ciidamada Jubbaland ay wadaan dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo ay ku doonayaan inay kula wareegaan deegaano kale.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts