HomeWararXildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Xildhibaanada Golaha Shacabka oo Maanta kulan yeelanaya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho. Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxa uu yahay Aqrinta labaad Hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga. Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana laga doonayo […]

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa lagu wadaa in kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada ayaa waxa uu yahay Aqrinta labaad Hindise sharciyeedka shirkadaha ganacsiga.

- Advertisement -

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xalay lagu wargeliyay in Maanta uu jiro kulanka Baarlamaanka,isla markaana laga doonayo ay ka yimaadan kulnakaas .

Xarunta Golaha Shacabka ayaa waxaa saakay ka socda diyaar garoow ku aadan sidii uu u furmi lahaa kulanka Xildhibaanada,iyadoona amniga aad loo adkeeyay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories