HomeWararDEG DEG:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

DEG DEG:-Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in gudaha degmadaas Goordhow lagu dilay Nin Shacab ahaa. Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaas,isla markaana ay fuliyeen kooxo hubeysnaa Bastoolado,iyadoo goobta uu falka ka dhacay ka baxsady.’ Dad goobjoogayaal ah oo la […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka Idaacada Dalsan ee Magaalada Muqdisho ay ka heleyso Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa ay sheegayaan in gudaha degmadaas Goordhow lagu dilay Nin Shacab ahaa.

Dilkan ayaa waxaa uu ka dhacay Xaafad ka tirsan degmadaas,isla markaana ay fuliyeen kooxo hubeysnaa Bastoolado,iyadoo goobta uu falka ka dhacay ka baxsady.’

- Advertisement -

Dad goobjoogayaal ah oo la hadlay Dalsan ayaa u sheegay in Ninka la dilay,xiligaas oo ku sugnaa meel ku dhow Saldhiga Degmada,hayeeshee lagu furay rasaas xoogan,kaasi oo ugu dambeyn goobta uu ku geeriyooday.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska maamulka Degmada Kaaraan ayaa tegtay halka uu falkan ka dhacay,iyagoo halkaas ka wada baaritaano kala duwan.

Meydka Ninka la dilay ayaa waxaa goobta ka qaaday dad shacab ah oo xiligaas ka Agdhawaa.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts