HomeWararDhageyso:- Dad lagu qabtay howlgal ka dhacay Magaalada Cadaado

Dhageyso:- Dad lagu qabtay howlgal ka dhacay Magaalada Cadaado

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Jabuuti iyo Itoobiya oo Bilaabay Dhuun Shidaal

Jabuuti iyo Itoobiya ayaa bilaabay dhismaha dhuun shidaal oo dhererkeedu yahay 120 KM, taas oo isku xiri doonta Damerjog iyo Dewele, laguna doonayo in lagu fududeeyo gaarsiinta shidaalka.

Ciidamada amaanka ayaa magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxa ay ka sameeyeen howlgal lagu qabtay dhowr qof oo lala xiriirinayo falal amni daro oo ka dhacay Cadaado. Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llaahi C/raxmaan Xuseen [Tootoolle] ayaa sheegay in laqabtay shaqsiyaad weeraray dad ka shaqeeya dhismaha oo dhawaan ka yimid Koonfurta Soomaaliya. Sababta dadkaas loo beegsaday ayuu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada amaanka ayaa magaalada Cadaado ee gobalka Gal-gaduud waxa ay ka sameeyeen howlgal lagu qabtay dhowr qof oo lala xiriirinayo falal amni daro oo ka dhacay Cadaado.

Gudoomiyaha degmada Cadaado C/llaahi C/raxmaan Xuseen [Tootoolle] ayaa sheegay in laqabtay shaqsiyaad weeraray dad ka shaqeeya dhismaha oo dhawaan ka yimid Koonfurta Soomaaliya.

- Advertisement -

Sababta dadkaas loo beegsaday ayuu sheegay in ay tahay qaar ka mid ah dadka deegaanka oo ka cabanaya in ay la wareegeen shaqooyinkii ay qaban lahayeen dadka deegaanka.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts