HomeWararDEG DEG:- Madaxweynaha Suudaan oo Iscasilayo iyo Ciidamo ku hareeraysan Madaxtooyada

DEG DEG:- Madaxweynaha Suudaan oo Iscasilayo iyo Ciidamo ku hareeraysan Madaxtooyada

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Xaalad jahawareer ah ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee caasadda dalka Suudaan waxaana soobaxaya warar sheegaya in ciidamada Milatariga ee dalkaas in ay hareereeyeen madaxtooyada. Dhinaca kalana Ilo ku dhow madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa sheegay in madaxweynuhu uu iscasilayo saacadaha soo socda,waxaana la adkeeyay Amniga guud ee dalka iyada oo ay gaaf […]

- Advertisement -

Xaalad jahawareer ah ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee caasadda dalka Suudaan waxaana soobaxaya warar sheegaya in ciidamada Milatariga ee dalkaas in ay hareereeyeen madaxtooyada.

Dhinaca kalana Ilo ku dhow madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Albashiir ayaa sheegay in madaxweynuhu uu iscasilayo saacadaha soo socda,waxaana la adkeeyay Amniga guud ee dalka iyada oo ay gaaf wareegayaan ciidanka Milatariga oo isku diyaarinaya in ay la wareegaan talada dalka.

- Advertisement -

Maaanta Khamiis ah ayaa la qorsheeyay in ay dhacaan Banaanbaxyo lagu taageerayo Albashiir laakiin waxaa baajiyay gudiga Amniga ee Khartuum,Madaxweyne Cumar Xasan Albashiir ayaa noqonaya madaxweynihii labaad ee Carbeed oo iscasila Bishaan waxaana ka horeeyay madaxweynaha dalka Aljeeriya.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories