HomeWararAkhriso:-Magacyada Masuuliyiin lagu xiray Suudaan iyo kulan u socda Taliyaasha qeybaha Milatariga

Akhriso:-Magacyada Masuuliyiin lagu xiray Suudaan iyo kulan u socda Taliyaasha qeybaha Milatariga

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xaalad cakirnaan ah ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan iyada oo ciidamada milatarigu ay la wareegeen xarumaha muhiimka ah ee dowladda,sida Idaacada iyo Talafashinka qaranka ee dalkaas waxaana la sheegaya in gole ku-meel-gaar ah lagu wareejin doono talada dalka Suudaan. Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayaan in la xiray masuuliyiin ku dhawaa madaxweynaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xaalad cakirnaan ah ayaa ka taagan magaalada Khartuum ee dalka Suudaan iyada oo ciidamada milatarigu ay la wareegeen xarumaha muhiimka ah ee dowladda,sida Idaacada iyo Talafashinka qaranka ee dalkaas waxaana la sheegaya in gole ku-meel-gaar ah lagu wareejin doono talada dalka Suudaan.

Wararkii ugu dambeeyay waxa ay sheegayaan in la xiray masuuliyiin ku dhawaa madaxweynaha dalka Suudaan oo muddo 30-sana ah hayay madaxtinimada dalkaas.

- Advertisement -

Shaqsiyaadka xabsiga la dhigay waxaa ka  mid ah  Madaxweyne ku xigeenkii hore ee dalka Suudaan Cusmaan Mxamed Daaha , Maxamed Xuseen oo ka mid ahaa dadka aadka ugu dhow Madaxweyne Cumar al-Bashiir iyo Madaxda Xisbiga talada haya ee Suduaan Maxamed haaruun.

Warar kale oo soobaxaya ayaa sheegaya in xiray qaar ka mid ah ilaalada madaxweynaha dalka Suudaan iyo tiro kale oo ka tirsan Xisbiga talada haya ee dalkaas ee National Congress Party ee [NCP],dhinaca kalana kulan Albaabadu ay u xiranyihiin ayaa u socda saraakiisha qeybaha milatariga ee dalkaas.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts