HomeWararAkhriso:-Ra'iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Saddex Wasiir

Akhriso:-Ra’iisul Wasaare Kheyre oo magacaabay Saddex Wasiir

Date:

Related stories

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magcaabay Saalax Axmed Jaamac,Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa loo mgacaabay Sadiiq Warfaa,halka Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka […]

- Advertisement -

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Maanta waxaa lagu magacaabay Saddex Wasiir oo kamid noqonaya Golaha Wasiirada Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa Wasiirka Wasaaradda Dastuurka Soomaaliya u magcaabay Saalax Axmed Jaamac,Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ayaa loo mgacaabay Sadiiq Warfaa,halka Fowsiya Maxamed Sheekh oo loo magacaabay Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories