HomeMaqalDhageyso:-Xildhibaan Fiqi “Shacabku waa in ay ogaadaan cidda dayacday amniga hadii daacadnimo...

Dhageyso:-Xildhibaan Fiqi “Shacabku waa in ay ogaadaan cidda dayacday amniga hadii daacadnimo jirto”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay sababtii Maanta warbaahinta loogu diiday inay ka geybgasho Kulankii baaqay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka. Xildhibaan Fiqi ayaa eedeyn u jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,isagoona sheegay in si qaldan uu ugu dhawaaqay tirada codadkii loo qaatay Warbaahinta ee […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka tirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si kulul uga hadlay sababtii Maanta warbaahinta loogu diiday inay ka geybgasho Kulankii baaqay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka.

Xildhibaan Fiqi ayaa eedeyn u jeediyay Guddoomiye Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan,isagoona sheegay in si qaldan uu ugu dhawaaqay tirada codadkii loo qaatay Warbaahinta ee ku aadanaa in kulankii Maanta ay dib joog ka noqoneyso iyo in kale.

- Advertisement -

Waxaa kaloo uu tilmaamay Xildhibaanka in waxa la hadlaayo ay tahay xaalada amniga ee Dalka,isla markaana loo bahan yahay inay ogaadaan Shacabku cidda dayacday amniga Magaalada Muqdisho hadii daacadnimo jirto.

Hadalka Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa waxa uu ku soo aadayaa,iyadoo Maanta uu baaqday kulankii Su’aallaha lagu weeydiin lahaa Mas’uuliyiinta amniga dowladda Soomaaliya,kadib markii khilaaf uu ka dhashay Codadkii loo qaaday Warbaahinta,kaasi oo ahaa in banaanka looga saaro kulanka looga hadi lahaa amniga dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka Xildhibaan Fiqi

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts