HomeWararDhageyso: Taliska Booliiska oo fariin u diray Shacabka

Dhageyso: Taliska Booliiska oo fariin u diray Shacabka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax xalay ka dhacay meel ku dhow afaafka hore ee xarunta tababarka ciidanka booliiska ee Gen: Kaahiye. Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliiska Gen: Sakiya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda ay ku howlanyihiin xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho,iyada digniin u dirtay shacabka. Waxa ay sheegtay xiliyada ay dhacaan qaraxyada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyay qarax xalay ka dhacay meel ku dhow afaafka hore ee xarunta tababarka ciidanka booliiska ee Gen: Kaahiye.

Taliye ku-xigeenka ciidanka Booliiska Gen: Sakiya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada dowladda ay ku howlanyihiin xaqiijinta amaanka magaalada Muqdisho,iyada digniin u dirtay shacabka.

- Advertisement -

Waxa ay sheegtay xiliyada ay dhacaan qaraxyada in ay jiraan dad had an oo ku soo xooma goobahaas oo halistoodu badantahay lagana yaabo in ay qaraxyo kale dhacaan kuwaas oo sii kordhin Kara qasaaraha.

Ugu dambayntii waxa ay sheegtay in shacbku ay la soo xiriiri Karaan shacabku taliska ciidanka hadii ay dareemaan Qatar Amni isla markaana ay soowacaan lambarka 991.

Halkaan Ka Dhageyso Codka

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts