HomeMaqalDhageyso:-Guddoomiye Muudey oo ka hadlay Caqabadaha haysta Dastuurka dalka

Dhageyso:-Guddoomiye Muudey oo ka hadlay Caqabadaha haysta Dastuurka dalka

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Khudbad ka jeediyay Kulanka Maanta Xildhibaanda ayaa ka hadlay Caqabadaha haysta Dastuurka dalka. Guddoomiye Muudey ayaa waxaa uu sheegay in Warbixinta Guddiga Dastuurka Maanta aan lagu soo darin Somaliland,isla markaana Caqabadaha Dastuurka Soomaaliya heysta uu ka mid yahay arrintaas,isagoona in aysan sax […]

- Advertisement -

Guddoomiye kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey oo Khudbad ka jeediyay Kulanka Maanta Xildhibaanda ayaa ka hadlay Caqabadaha haysta Dastuurka dalka.

Guddoomiye Muudey ayaa waxaa uu sheegay in Warbixinta Guddiga Dastuurka Maanta aan lagu soo darin Somaliland,isla markaana Caqabadaha Dastuurka Soomaaliya heysta uu ka mid yahay arrintaas,isagoona in aysan sax noqon karin.

- Advertisement -

“Anniga ma aaminsani Dasatuurka in uu noqon karo Dastuur sax ah inta Somaliland maqantayah” ayuu yiri Guddoomiye Muuday.

Hadalka Guddoomiye Muudey ayaa kusoo aadaya iyadoo Maanta kulanka 2-aad kal-fadhiga 5-aad ee Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya warbixin looga dhageystay Guddiga Dastuurka dalka.

Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiye Muudey.

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories