HomeMaqalDhageyso:-Howlgal Culus oo lagu dhawaaqay in Caawa uu ka bilowday Muqdisho

Dhageyso:-Howlgal Culus oo lagu dhawaaqay in Caawa uu ka bilowday Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow ayaa Caawa shaaciyay in Magaalada Muqdisho uu ka bilowday howlgalo culus,kadib markii mudooyinkii dambe ay ka dhaceen falal amni daro.

Duqa Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in howlgalkan inta uu socdo dadka shacabka loo baahan yahay inay la shaqeeyaan Hay’adaha amniga,isla markaana dalka lagu soo rogay xaalad deg deg ah.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada ay guri guri u baari doonaan si loo xaqiijiyo amniga,isagoo shacabka ugu baaqay inay dulqaad muujiyaan inta uu howlgalkaas socdo.

Sidoo kale waxa uu tilmaamay Eng Yariisow in Wadooyinka qaar ay la xiri doonaa inta howlgalka socdo,hayeeshee dadka xanuunsana maamulka Gobolka Banaadir uu u diyaariyey gaadiid gurmad deg deg ah oo lagu qaadi doono.

 

 Hoos ka Dhageyso Codka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories