HomeWararDowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Qarixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay Qarixii Maanta ka dhacay Muqdisho

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ay dad rayid ahi ku dhinteen oo Alshabaab la beegsadeen goobo rayid oo ku yaalla magaalada Muqdisho. Madaxda Qaranka ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay falkii Alshabaab ku laayeen dad rayid ah oo makhaayado ka cunteynayay. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq Cali ayaa […]

- Advertisement -

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ay dad rayid ahi ku dhinteen oo Alshabaab la beegsadeen goobo rayid oo ku yaalla magaalada Muqdisho.

Madaxda Qaranka ayaa tacsi u diray ehelada dadkii ku dhintay falkii Alshabaab ku laayeen dad rayid ah oo makhaayado ka cunteynayay.

- Advertisement -

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Aadan Isaaq Cali ayaa sheegay in dowladdu dadaal ugu jirto sugidda amniga, isagoo bulshada Soomaaliyeedna ku boorriyay in ay u midoobaan la dagaallanka Al-shabaab.

Qaraxii Maanta ka dhacay Maqaayad ku taalla Wadada Maka Al-mukarama ee Magaalada muqdisho ayaa waxaa ku geeriyooday ku dhawaad 15 qof,hlka 20 kalena ay ku dhaawacmeen,waxaana Mas’uuliyadiisa sheegtay Al-shabaab.

 

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories