HomeCaalamkaMaxay tahay sababta shaqada looga Eryey Taliyihii Guud ee Ciidanka dalka Maali?

Maxay tahay sababta shaqada looga Eryey Taliyihii Guud ee Ciidanka dalka Maali?

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi iyo Taliyihii Ciiddanka Dhulka ayaa la sheegay inay xilalkooda waayeen, hal maalin kadib, markii in ka badan 130 qof lagu dilay weeraro ka dhacay dalkaasi. Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Mabemba Muusa Kayta waxaa lagu bedelay Jeneral Abdulaye Kolibali, halka Taliyihii Ciiddanka Dhulka ee dalkaasi, Jeneral C/raxmaan Baybi waxaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi iyo Taliyihii Ciiddanka Dhulka ayaa la sheegay inay xilalkooda waayeen, hal maalin kadib, markii in ka badan 130 qof lagu dilay weeraro ka dhacay dalkaasi.

Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Mabemba Muusa Kayta waxaa lagu bedelay Jeneral Abdulaye Kolibali, halka Taliyihii Ciiddanka Dhulka ee dalkaasi, Jeneral C/raxmaan Baybi waxaa lagu bedelay Sarreeye Guuto Kebe Sangare.

- Advertisement -

Isbedelkan ayaa yimid saacado kadib, markii uu Madaxweynaha dalka Malai, Ibraahim Bubakar ku baaqay Kulan Degdeg ah oo looga fal-celinayo weerarka lagu dilay ugu yaraan 134 qof oo isugu jiray  rag, haween iyop carruur.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts