HomeWararMaxaabiis Falastiini ah oo tooreey ku dhaawacday Ilaaladda Xabsi ku yaalla...

Maxaabiis Falastiini ah oo tooreey ku dhaawacday Ilaaladda Xabsi ku yaalla Israel

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Afhayeen u hadlay Hay’adda Adeegga Xabsiyadda ee Israel ayaa xaqiijiyey in 2 ka mid ah Ilaaladda Xabsiyadda lagu dhawaacay weerar ay getsyeen Maxaabiis ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Ilaamiga XAMAAS ee Reer Falastiin.   Weerarkaasi ayaa la shegay inuu ka dhacay Xabsiga   Ketziyot   oo ku yaalla Koonfurta Israel, iyadoo ugu yaraan 2 Askarta Ilaaladda la dhaawacay, una baahan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Hay’adda Adeegga Xabsiyadda ee Israel ayaa xaqiijiyey in 2 ka mid ah Ilaaladda Xabsiyadda lagu dhawaacay weerar ay getsyeen Maxaabiis ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Ilaamiga XAMAAS ee Reer Falastiin.

 

- Advertisement -

Weerarkaasi ayaa la shegay inuu ka dhacay Xabsiga   Ketziyot   oo ku yaalla Koonfurta Israel, iyadoo ugu yaraan 2 Askarta Ilaaladda la dhaawacay, una baahan yihiin Daryeel Caafimaad.

 

11 Maxbuus ayaa iyagana la dhaawacay, inkastoo aan la sheegin qaabkii ay u dhaawacmeen iyo in rasaas lagu furay, markii ay Tooreyda ku dhaawceen Ilaaladda Xabsiga.

- Advertisement -

 

Toddobaadkii hore, Maxaabiista XAMAAS ee ku xiran Xabsiyadda isreal waxay dhigeen Dibadbax, iyagoo dab qabadsiiyey qaar ka mid ah Joodarayaashii yaallay Xabsiga, kadib, markii ay Maamulka Xabsiyadda mamnuuceen inay Maxaabiista isticmaalaan Telefoonadda Mobayladda.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts