HomeMaqalDhageyso:-Galmudug oo sheegtay inay u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Dhageyso:-Galmudug oo sheegtay inay u diyaar garoowday dagaal ka dhan ah Al-shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Saadaq Shiiq Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah-faahin ka bixiyey amniga deegaanada maamulkaas,isagoo sheegay in ay jiraan qorshayaal badan oo u degsan Galmudug oo dhinaca amniga ah. Saadaq Shiiq Yuusuf Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in ay hayaan xogta ku saabsan dhaq-dhaqaaqyo Al-shabaab ay ka wadan deegaanada koonfureed ee maamulkaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka amniga maamulka Galmudug Saadaq Shiiq Yuusuf oo la hadlay Warbaahinta ayaa faah-faahin ka bixiyey amniga deegaanada maamulkaas,isagoo sheegay in ay jiraan qorshayaal badan oo u degsan Galmudug oo dhinaca amniga ah.

Saadaq Shiiq Yuusuf Wasiirka amniga Galmudug ayaa sheegay in ay hayaan xogta ku saabsan dhaq-dhaqaaqyo Al-shabaab ay ka wadan deegaanada koonfureed ee maamulkaas dhowr jeerna ay ka hor tageen falal amni daro oo ay damacsanaayeen.

- Advertisement -

Isaga oo ka hadlayay qorshaha Galmudug uga degsan deegaanada ay Shababku maamulaan ayuu sheegay in la diyaariyay ciidamo gaar ah oo Al-shabaab ka saari doono dhamaan degmooyinka ay ka haystaan Maamulkaas.

Hoos ka Dhageyso Codka Wasiirka amniga maamulka Galmudug.

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts