HomeWararHowlgal dad badan lagu qabtay oo ka dhacay degmada Balcad ee Gobalka...

Howlgal dad badan lagu qabtay oo ka dhacay degmada Balcad ee Gobalka Sh/dhexe

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidamada dowladda Somalia ayaa  xalay howlgal ka sameeyay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu qabtay dhalinyaro fara badan oo laga qabtay xaafado kala duwan oo ka mid ah degmada Balacad ee gobalka Sh/dhexe. Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii Alshabaab ay weerar ku qabsadeen degmda dhowr Habeen ka hor,waxaana ka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Somalia ayaa  xalay howlgal ka sameeyay degmada Balcad ee gobalka Sh/dhexe waxaana la sheegay in howlgalkaas lagu qabtay dhalinyaro fara badan oo laga qabtay xaafado kala duwan oo ka mid ah degmada Balacad ee gobalka Sh/dhexe.

Howlgalkaan ayaa ka dambeeyay kadib markii Alshabaab ay weerar ku qabsadeen degmda dhowr Habeen ka hor,waxaana ka dhaqan galay magaalada Bandaw lagu soo rogo wixii ka dambeeya 8:00-fiidnimo,iyada oo howlgalada xalay dadkii lagu qabtay la geeyay saldhiga Booliska halkaas oo su’aalo dhinaca amniga ah lagu weydiinayo.

- Advertisement -

Degmada Balcad ayaa waxa ka dhacay weeraro ay ku soo qaadeen Alshabaab,waxaana dhowr jeer ay kula dagaalameen ciidamada dowladda Soomaaliya,inkasta oo weerarkii ugu dambeeyay ay ku qabsadeen Shabaabku goor dambana ay iskaga baxeen.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts