HomeWararDEG DEG:- Dagaal ka socda Isgooyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho

DEG DEG:- Dagaal ka socda Isgooyska Tarabuunka ee Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ka socda isgooyska Tarabouunka ee magaalada Muqdisho,wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada iyo koox burcad ah ay isku dhaceen waxaana la maqlayaa rasaas xoog leh oo ay isku adeegsanayaan dhinacyada dagaalamaya. Dada goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u sheegay in ay ka war heleen rasaas […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dagaal u dhaxeeya ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa ka socda isgooyska Tarabouunka ee magaalada Muqdisho,wararka qaar ayaa sheegaya in ciidamada iyo koox burcad ah ay isku dhaceen waxaana la maqlayaa rasaas xoog leh oo ay isku adeegsanayaan dhinacyada dagaalamaya.

Dada goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u sheegay in ay ka war heleen rasaas mar qura is qabsatay isgooska Tarabuuka kadibna ay dadkii ku sugnaa halkaas eek u lahaa goobaha ganacsi ay ku kala carareen.

- Advertisement -

Ilaa iyo haatan ma jirto cid xaqiijin karta waxa sababay dagaalkaan waxaana weli hakad ku jira isku socodka gaadiidka iyo dadka,lamina xaqiijin khasaaraha rasmiga ah ee ka shay dagaalkaan.

Lasoco Wararka ku soo kordha

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts