HomeWararFaah faahin dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay gobalka Sh/hoose

Faah faahin dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay gobalka Sh/hoose

Date:

Related stories

Arab League slams Somaliland office opening in Jerusalem

Arab League Secretary-General Ahmed Aboul Gheit has condemned the...

Commander ousted after reported refusal to deploy troops

- Somali President Hassan Sheikh Mohamud has removed the...

Pirate attacks on two commercial ships thwarted off Somalia

Armed pirates attacked two commercial vessels in separate incidents...

Race intensifies for Somalia Lower House speaker post

Competition is intensifying for the position of Speaker of...
- Advertisement -

Ciidamada dowladda Somalia kuwa AMISOM oo dhinac ah iyo Alshabaab ayaa xalay waxa uu ka dhacay deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha goose waxaana dagaalkaas uu geystay khasaaro Kala duwan.

Sida Idacada dalsan ay u sheegeen dad goobjoogayaal ah Alshabaab ay weerar ku soo qaaday saldhig ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin deegaanka Buulo-mareer ee gobalka shabeelaha hoose waxaana halkaas ka dhacay dagaal culu oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa Kala duwanan.

- Advertisement -

Ugu yaraan 2-ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dagaalkaas waxaana saakay degan xaladda  deegaanka Buulo-mareer ee gobalka Shabeelaha hoose oo xalay uu ka dhacay dagaalkaas,saraakiisha ciidamada ayaa sheegay in ay iska difaaceen weerar ay ku soo qaadeen AlshabaaAlshabaab.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories