HomeMaqalDhageyso:-Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo Maanta ansixiyay Xeer muhiim ah + Sawirro

Dhageyso:-Golaha Wasiiradda Hirshabeelle oo Maanta ansixiyay Xeer muhiim ah + Sawirro

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Shirka Golaha Wasiirrada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee maanta ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada Sanadkani 2019 iyo sharciga Hanti Dhowrka Guud. Shirka uu shir guddoominyay Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle ahna Ku Simaha Madaxweynaha ayaa looga hadlay Arrimaha dhaqaalaha Iyo Amniga, iyadoo Shirka uu ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle. Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Ee Hirshabelle […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Shirka Golaha Wasiirrada dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee maanta ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyada Sanadkani 2019 iyo sharciga Hanti Dhowrka Guud.

Shirka uu shir guddoominyay Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabeelle ahna Ku Simaha Madaxweynaha ayaa looga hadlay Arrimaha dhaqaalaha Iyo Amniga, iyadoo Shirka uu ka qabsoomay Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle.

- Advertisement -

Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Ee Hirshabelle mudane Maxamed Maxamuud cabdulle ayaa Golaha Wasiirrada u sharaxay Arrimaha Miisaaniyad sanadeedka oo ay soo diyaarisay wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle.

Shirka oo si weyn loogu falanqeeyay Arrimaha Miisaaniyadda Iyo xeerka Hantidhowrka ayaa ugu dambeyntii Golaha ansixiyeen, waxaana qorshuhu uu yahay in Baarlamaanka loo gudbiyo si ay u ansixiyaan.

Afhayeenka maamulka Hirshabeelle Daa’uud Xaaji Ciro ayaa warbaahinta la hadlay markii uu soo dhammaaday kulanka Golaha Wasiiradda .

- Advertisement -

 

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts