HomeWararSawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo RW Abiy Axmed oo Caawa gaaray Dalka Kenya

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo iyo RW Abiy Axmed oo Caawa gaaray Dalka Kenya

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay. Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa markii ay gaareen Garoonka diyaaradaha Kenya ee Jomo Kenyatta waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Mudane Abiy Axmed ayaa caawa gaaray Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya,iyadoo halkaasi si weyn loogu soo dhaweeyay.

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa markii ay gaareen Garoonka diyaaradaha Kenya ee Jomo Kenyatta waxaa ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Kenya iyo xubno kale.

- Advertisement -

Sidoo kale waxaa lagu wadaa in maalinta berri ah Magaalada Nairobi ay kula kulmaan Madaxweynaha Kenya Mudane Uhuru Kenyatta.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories