HomeWararDil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne

Dil ka dhacay Xaafad ka tirsan Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Muqdisho Oo Shaacisay Natiijada Fasalka 8aad 2025-2026

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay natiijada imtixaanka Fasalka 8aad, iyadoo saddex arday lagu dhawaaqay inay kaalmaha ugu sarreeya galeen, lana guddoonsiiyay abaalmarinno.

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Sarkaal  la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya. Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne,is markaana rag ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Saraalka ka tirsanaa Ciidanka Xooga […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi lagu dilay Sarkaal  la sheegay in uu ka tirsanaa Ciidanka Xooga dalka Soomaaliya.

Dilkan ayaa waxaa la sheegay in uu ka dhacay Xaafadda Howlwadaag ee Baladweyne,is markaana rag ku hubeysnaa Bastoolado ay u geysteen Saraalka ka tirsanaa Ciidanka Xooga dalka ee ku sugan Magaaladaasi .

- Advertisement -

Sarkaalka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray  Cumar Cabdi Mahad,iyadoo ragii ka dambeeyay dilkiisa goobta durbo ay ka baxsadeen,sida dad goobjoogayaal ah ay Dalsan u sheegeen.

Goobta uu falka ka dhacay ayaa waxaa la sheegay in ay gaareen Ciidamada dowlada Soomaaliya,waxaana halkaasi ay ka qaadeen Meydka.

Wararka ayaa intaas waxa ay ku darayaan in Ciidamada howlgal ay ka wadaan Xaafadda Howlwadaag ee Magaalada Baladweyne,isla markaana ay ku baadi goobayaan ragii ka dambeeyay dilkii loo geystay Cumar Cabdi Mahad oo ahaa Sarkaal ka tirsanaa Ciidanka Xooga dalka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories