HomeWararMadaxweyne Saciid Deni oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

Madaxweyne Saciid Deni oo Magacaabis sameeyay (Wareegto)

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa waxaa Taliye iyo kuxigeenkiisa loogu Magacaabay Ciidanka Madaxtooyadda Puntland.

Taliyaha Ciidanka Madaxtooyadda Puntland ayaa waxaa loo magacaabay in uu noqdo G/Dhexe Barkhad Cabdullaahi Yuusuf,halka kuxigeenkiisa laga dhigay G/Shaanle Muumin Cabdi Shire.

- Advertisement -

Xeerkan lagu magacaabay Taliyaha iyo kuxigeenkiisa ayaa waxa uu dhaqan galayaa  Markuu Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni saxiixo,waxaana uu saxiixay.

Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni.   

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories