HomeCaalamkaSawirro:-Dab sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka kacay Saldhig Tareen oo ku...

Sawirro:-Dab sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka kacay Saldhig Tareen oo ku yaalla Qaahira

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Telefishinka Dowladda Masar ayaa sheegay inuu barqanimadii maanta u udab ka kacay Saldhigga ugu weyn ee Tareenadda laga raaco ee magaalladda Qaahira. Telefishinka waxa uu tilmaamay in dad lagu qiyaasay 20-qof ku geeriyoodeen dabkaasi, halka 40-kalena ku dhaawacmeen  dabkaasi. Goobjooge ayaa u sheegay Warbaahinta inuu dabku ka kacaykacay, kadib, markii uu Tareen jiiray Xayndaab ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Telefishinka Dowladda Masar ayaa sheegay inuu barqanimadii maanta u udab ka kacay Saldhigga ugu weyn ee Tareenadda laga raaco ee magaalladda Qaahira.

Telefishinka waxa uu tilmaamay in dad lagu qiyaasay 20-qof ku geeriyoodeen dabkaasi, halka 40-kalena ku dhaawacmeen  dabkaasi.

- Advertisement -

Goobjooge ayaa u sheegay Warbaahinta inuu dabku ka kacaykacay, kadib, markii uu Tareen jiiray Xayndaab ku hor gudbanaa Saldhigga Tareenadda ee Ramsees oo ku yaalla bartamaha magaalladda Qaahira.

Muuqaallo iyo sawiro la soo dhigay Baraha Bulshadda ayaa waxaa laga arkayey Qiiq madow oo cirka isku shareeray iyo kooxaha gurmadka oo ku hawlan sidii maydadka iyo dhawaacyada looga soo saari lahaa Saldhigga Tareenadda ee uu dabku ka kacay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts