HomeWararSawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo Sarakiil ka socotay Midowga Yurub kala hadlay arrimo muhiim...

Sawirro:-Wasiirka Gaashaandhigga oo Sarakiil ka socotay Midowga Yurub kala hadlay arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub. Mudane Hassan Ali Mohamed  Wasiirka Difaaca XFS ayaa sheegay in saraakiisha Midowga Yurub uu kala hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi iyo Milatari ee ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub. Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan Ali Mohamed ayaa maanta kulan kula qaatay Xafiiskiisa Sarakiil ka socotay Midowga Yurub.

Mudane Hassan Ali Mohamed  Wasiirka Difaaca XFS ayaa sheegay in saraakiisha Midowga Yurub uu kala hadlay xoojinta Xiriirka Iskaashi iyo Milatari ee ka dhaxeeya Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub.

- Advertisement -

Howlgalka Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa qeyb weyn ka qaata Tababar siinta Ciidamada Qaranka Soomaaliya oo uu qorshu yahay in ay Amniga kala Wareegaan Ciidamada AMISOM.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts