HomeWararSawirro:-Nin Afduubtay Diyaarad ku sii jeeday Dubai oo la dilay

Sawirro:-Nin Afduubtay Diyaarad ku sii jeeday Dubai oo la dilay

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Kumaandooska dalka Bangaladesh waxay toogteen mid ka mid ah Rakaab la socday Diyaarad ku sii jeeday magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka, kaasi oo hubeysnaa, kuna hanjabay inuu qarxinayo Diyaaradda.

Saraakiisha ayaa sheegay inuu Ninkaasi oo ku hubeysnaa Bistoolad uu afduubtay Diyaarad ay lahayd Shirkadda Diyaaradaha Bangaladesh ee Biman Airlines, taasi oo xilligaasi ka kici lahayd Garoonka Caalamiga ee Shah Amanat International Airport oo ku yaalla Degmadda  Jitagong ee K/bari ee dalkaasi.

- Advertisement -

Dhamaan Shaqaalihii iyo 142-kii rakaab ee la socotay Diyaaradaasi waa la soo badbaadiyey, iyadoo Afduubaha la dilay u sheegay Duulliyihii inuu doonayo inuu la kulmo Haweeneyda Ra’isul-wasaraaha ka ah Bangaladesh, Sheekha Xasiina.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories