HomeWararDowladaha Somalia iyo Britain oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Dowladaha Somalia iyo Britain oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo haatan ka qeyb galaya Shir Madaxeedka dowladaha Carabta iyo Midowga Europe uga socda magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Msaar waxa uu la kulmay Xoghayaha Dowladda Britain ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga iyo Arrimaha Bariga Dhexe, Alistayr Burt. Madaxweyne Farmaajo  iyo Wasiirka UK waxay kulankooda  kaga wada xaajoodeen hannaanka loo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed C/llaahi Farmaajo oo haatan ka qeyb galaya Shir Madaxeedka dowladaha Carabta iyo Midowga Europe uga socda magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Msaar waxa uu la kulmay Xoghayaha Dowladda Britain ugu qaabilsan Horumarinta Caalamiga iyo Arrimaha Bariga Dhexe, Alistayr Burt.

Madaxweyne Farmaajo  iyo Wasiirka UK waxay kulankooda  kaga wada xaajoodeen hannaanka loo xoojin karo Iskaashiga Labada Dowladood ee Somalia iyo Britain, oo ay ku jiro Isbedelka Taariikhda Dhaqaale ee ay Dowladda UK siiyaan DFS iyo sidii looga hortegi lahaa Caqabadaha dhanka Ammanka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories