HomeCaalamkaBritain oo ku baaqday in la soo gebagebeeyo Dagaalka Yemen, xilli ay...

Britain oo ku baaqday in la soo gebagebeeyo Dagaalka Yemen, xilli ay UK weli…

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Ra’isul-wasaarada dalka Britain, Tereesa Meey waxay hadalkaasi ka sheegtay Shir Madaxeedka Dowladaha Carabta iyo kuwa EU-da ee lagu soo gabagabeeyay magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Masar. Waxay ugu baaqday Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/Casiis oo ku sugnaa Madasha Kulankaasi inuu xoogiisa isugu geeyo sidii uu ugu dhiiri-gelin lahaa Kooxaha ku dagalaamaya gudaha dalka Yemen inay wada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’isul-wasaarada dalka Britain, Tereesa Meey waxay hadalkaasi ka sheegtay Shir Madaxeedka Dowladaha Carabta iyo kuwa EU-da ee lagu soo gabagabeeyay magaalladda Sharma-sheekh ee dalka Masar.

Waxay ugu baaqday Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin C/Casiis oo ku sugnaa Madasha Kulankaasi inuu xoogiisa isugu geeyo sidii uu ugu dhiiri-gelin lahaa Kooxaha ku dagalaamaya gudaha dalka Yemen inay wada gaaraan Heshiis Nabadeed, kana shaqeeyaan Dib-u-dhiska Dowladnimo ee dalkaasi.

- Advertisement -

Tereesa Meey waxay u sheegtay Dowladaha Caalamka inay laba jibaaraan dadaalkooda ku aadan Deganaanshaha Siyaasadeed ee Xiisadda Colaadeed ee dalka Yemen.

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaarada dalka Britain waxay ballan qaaday inay  200 million oo Giniga Ingiiiska oo u dhiganta 261 million oo Dollar kaalmo ahaan u siinayaan dalka Yemen, waxayna hoosta ka xariiqday in Deeqdan cusub loo adeegsan doono Hawlaha Samafalka ee deeqaha lagu gaarsiinayo Malaayiin qof oo Yemeniyiin ah, kuwaasi oo ku nool xaallad cunto-yari ama aan haysanin biyo nadiif oo ay cabaan.

Hadalka Tereesa Meey waxa uu soo baxay maalmo kadib, markii uu Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Britain, Jeremi Hant ku booriyey Dowladda Jarmalka inay ka fekeraan inay joojiyaan Hubka ay Sacuudiga ka iibiyaan.

- Advertisement -

Dowladda Britain waxay horey u diideen inay joojiyaan hubka laga iibiyo Sacuudiga, inkasto oay si kulul u naqdiyeen dilkii Saxafigii Sacuudigaanka ee Jamaal Khashogi, kaasi oo la shegay inay Sirdoonka Sacuudiga ka dambeeyeen dilkiisa.

Si kastaba ha ahaatee, Dowladda Britain waxay dhinac Taageero Samafal ka siinayaan dadka Yemeniyiinta, iyagoo weli Sacuudiga ka iibiya Hubka casriga.

Xigasho: Birmingham Live

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts