HomeCaalamkaSawirro:-Madaxweynaha Suudaan oo magacaabay Wasiir cusub

Sawirro:-Madaxweynaha Suudaan oo magacaabay Wasiir cusub

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Madaxweynaha dalka Suudaan, Omar Xasan Al-bashiir waxa uu Xilka Wasiirka Maaliyadda cusub ee dalkaasi u magacaabay Mustafa Yuusuf, kaasi oo beddeli doona Mucataz Muusa, oo isaga 2-maalin gudaheeda ku waayey xilalka Ra’isul-wasaraha iyo Wasiirka Maaliyadda. Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay Magacaabistaasi. Sabtidii la soo dhafaay ayey ahayd, markii uu Madaxweyne Al-bashiir […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dalka Suudaan, Omar Xasan Al-bashiir waxa uu Xilka Wasiirka Maaliyadda cusub ee dalkaasi u magacaabay Mustafa Yuusuf, kaasi oo beddeli doona Mucataz Muusa, oo isaga 2-maalin gudaheeda ku waayey xilalka Ra’isul-wasaraha iyo Wasiirka Maaliyadda.

Hadal ka soo baxay Madaxtooyadda dalkaasi ayaa lagu sheegay Magacaabistaasi.

- Advertisement -

Sabtidii la soo dhafaay ayey ahayd, markii uu Madaxweyne Al-bashiir uu magacaabay Madaxweyne-ku-xigeen iyo Ra’isul-wasare cusub si ay u maareeyaan Mashaqada Dibadbaxyadda la siyaasadeedyey ee gilgilay Deganaanshihii dalkaasi.

Cawad Maxamed Axmed Ibnu Coof  oo ah Wasiirka Difaaca ee Suudaan waxa uu loo magacaabay Madaxweyne-ku-xigeenka 1-aad ee dalkaasi, iyadoo xilka  Ra’isul-wasaaraha cusub ee dalkaasi loo magacaabay Guddoomiyihii Gobalka Jazeiira, Maxamed Daahir Ayaala, oo isagoo u muuqda Ninka xilka kala wareegi doona Madaxweyne Al-bashiir

Madaxweyne Al-bashiir oo 75 jir ah waxa soo wahajayo Dibadbaxyadii ugu ballarnaa tan iyo markii Talada dalkaasi  la wareegay sannadkii 1989-kii.

- Advertisement -

Waxa uu Madaxweynihii jimcihii hore kala diray Dowladdii Dhexe iyo kuwii Maamul-gobaleedyadda, wuxuuna dalka ku soo rogay Xukun Degdeg ah oo socon doona muddo hal sanno ah.

Madaxweyne Albashiir waxa kale oo uu ku dhawaaqay inay Xildhibaanadda Barlamaanka joojiyaan Isbedelka lagu samaynayo Dastuurka, si ay isaga fursad ugu nqooto inu umar kale isku soo taago Doorashadda Madaxtinimadda marka uu dhamaysto Xilli-hawleedkiisa sannadka soo socda ee 2020-ka.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts