HomeWararQaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo saakay xiran

Qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho oo saakay xiran

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran,waxaana lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan wadada,iyadoo dadka qaar ay lugeynayaan. Ciidamada dowladda isgoysyada ay xireen ayaa waxaa kamid ah, Isgoyska Tarabuunka,Taleex Banaadir, Ex-Koontarool Afgooye iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho ayaa Maanta xiran,waxaana lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan Dowladda Soomaaliya.

Isgoysyada qaar ayaa waxaa lagu arkayaa Ciidamo ka tirsan kuwa Dowladda Soomaaliya, kuwaas oo Gaadiidka u diidaya in ay maraan wadada,iyadoo dadka qaar ay lugeynayaan.

- Advertisement -

Ciidamada dowladda isgoysyada ay xireen ayaa waxaa kamid ah, Isgoyska Tarabuunka,Taleex Banaadir, Ex-Koontarool Afgooye iyo kuwo kale,waxaana dadka Shacabka ah ay yihiin kuwa maalaya cagtooda.

Sababta loo xiray Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho  ayaa waxa ay tahay Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta u dabaal dagaya Sanad-guurada 49-aad ee ka soo wareegatay Aas-Aaskooda.

Dadka Shacabka ah ayaa goobahooda Shaqada iyo goobahooda Waxbarashada ay lug ku tegayaan.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts