HomeWararXisbiga ILAYS oo taageeray Mowqifka ay DFS ka qaadatay Go’aankii dowlada Kenya

Xisbiga ILAYS oo taageeray Mowqifka ay DFS ka qaadatay Go’aankii dowlada Kenya

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Xisbi-siyaasadeedka ILAYS ee uu hoggaamiyo Siyaasiga  Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali  waxay maanta War-saxaafadeed ka soo saaray  Khilaafka diplomaasiyadeed ee soo kala dhex galay dowladaha Somalia iyo Kenya

Xisbiga Ilays waxay taageereen Mowqifka caqli-galka ah ee ay DFS ka qaadatay Khilaafka Diplomaasiyadeed ee muranka dhaliyey.

- Advertisement -

Xisbiga ILAYS waxay kaloo soo dhaweeyeen, isla markaana taageereen Diplomaasiyadda iyo Siyaasadda debecsan ee ay DFS ka qaadatay Go’aankii Kenya ee  Khilaafka dhaliyey.

War-saxaafadeedka Xisbiga ILAYS  waxaa lagu xusay in loo baahan yahay in si wadajir ah loo dhowro Xiriirka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya, oo ah mid ku dhisan Walaaltinimo iyo Derisnimo soo-jireen ah oo aan si fudud ku kala go’i karin.

Xisbi-siyaasadeedka ILAYS waxay kaloo ku baaqeen in Khilaafka iyo Isafagaran-waa’ga jira lagu xaliyo Jawi deggan, lana xoojiyo Iskaashiga labada Waddan ee Somalia iyo Kenya.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories