HomeCaalamkaMuwaadin Soomaali loo heysto Weerarkii Nairobi oo la xiray

Muwaadin Soomaali loo heysto Weerarkii Nairobi oo la xiray

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Maxkamad ku taalla magaalladda Nairobi waxay shalay amartay in muddo 30-maalmood la sii hayo Muwaadin Soomaali oo lagu magacaabo Yacquub Ciise Axmed, kaasi oo ay Maxkamaddu sheegtay inay suurtagal tahay inuu xiriir la lahaa  Cali Saalim Gijunge oo ka mid ahaa  Dagaalamayaashii Al-Shabaab ee  fuliyey weerarkii bartamihii bishii hore lagu qaaday Hotelka Dusit ee Nairobi.  Dhinaca […]

- Advertisement -

Maxkamad ku taalla magaalladda Nairobi waxay shalay amartay in muddo 30-maalmood la sii hayo Muwaadin Soomaali oo lagu magacaabo Yacquub Ciise Axmed, kaasi oo ay Maxkamaddu sheegtay inay suurtagal tahay inuu xiriir la lahaa  Cali Saalim Gijunge oo ka mid ahaa  Dagaalamayaashii Al-Shabaab ee  fuliyey weerarkii bartamihii bishii hore lagu qaaday Hotelka Dusit ee Nairobi.

 Dhinaca kale, Maxkamadda waxay amartay in muddo 21 maalmood Xabsiga lagu sii hayo 5 Eedeysane oo laga soo qabtay Degmadda Mandheera, kuwaasi oo magacyadooda lagu kala sheegay: Maxamed Xasan, Xasan Sheekh, Mire C/llaahi, Cali Isaaq Axmed iyo Yuusuf Mowliid Xamed,

- Advertisement -

Eedeysanayaasha ayaa lagu eedeynayaa inay u fududeeyeen xaaska Cali Saalim Gijunge oo lagu magacaabo Fiyolet Kemunto inay u soo gudubto gudaha dalka Somalia, waa sida hadalka loo dhigay.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories