HomeCaalamkaMareykanka iyo Turkiga heshiis ka gaaraya arrin xasaasi ah

Mareykanka iyo Turkiga heshiis ka gaaraya arrin xasaasi ah

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka, Mayk Bombeeyo ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga, Mefluut Kafusoglu. Bombeeyo uu sheegay inay ka wada hadleen  Xiriirka labada dal, Arrimaha Syria, Wada-xaajoodka u socda Turkiga iyo Dagaalamayaasha Kurdishka ee YPG  ee uu Maraykanku taageero iyo Muwaadiniinta Maraykanka ee ku xiran Turkiga. Waxa uu […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Difaaca ee Maraykanka, Mayk Bombeeyo ayaa hadalkaasi sheegay, kadib, markii uu Khadka Telefoonka kula hadlay dhigiisa dalka Turkiga, Mefluut Kafusoglu.

Bombeeyo uu sheegay inay ka wada hadleen  Xiriirka labada dal, Arrimaha Syria, Wada-xaajoodka u socda Turkiga iyo Dagaalamayaasha Kurdishka ee YPG  ee uu Maraykanku taageero iyo Muwaadiniinta Maraykanka ee ku xiran Turkiga.

- Advertisement -

Waxa uu intaasi ku daray in Ergayga Maraykanka ugu qaabilsan Arrimaha dalka Syria, Jiim Jeferi isbuucan u socdaalay W/bari ee dalka Syria, lana filayo inuu sida ugu dhaqsaha badan ku gaaro Caasimadda Turkiga ee Ankara, si uu Madaxda dalkaasi ugala soo xaajoodo dardar-gelinta dadaalka  siyaasadeed ee QM ee lagu doonayo in  xal looga gaaro dagaalka 8-da sanno ka socda dalka Syria.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts