HomeWararDaawo Sawirrada qarixii uu ku geeriyooday Taliyihii Qeybta 12 Apriil

Daawo Sawirrada qarixii uu ku geeriyooday Taliyihii Qeybta 12 Apriil

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qarax lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaanduullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame. Saraakiishaan ayaa qaraxu qabsaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Cabdi Bilaha oo ay saarnaayeen xilli ay marayeen meel u dhow deegaanka dhanaane oo ku yaalla Inta u dhaxeysa Muqdisho iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Gelinkii dambe ee Maanta ayaa waxaa qarax lagu dilay Taliyihii Qeybta 12 Apriil Cumar Aadan Dhabad (Cumar dheere)  iyo Abaanduullaha Qeybta 12April General Cabdi Cali Jamaame.

Saraakiishaan ayaa qaraxu qabsaday Gaari nooca Soomaalida u taqaano Cabdi Bilaha oo ay saarnaayeen xilli ay marayeen meel u dhow deegaanka dhanaane oo ku yaalla Inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Marko markii la aado Wadada dhinaca Xeebta ah.

- Advertisement -

Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada qaraxa lagu dilay Saraakiishaas iyo ilaaladooda ee ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts